RW Xasan Cali khayre oo Gaaray Dalka Belgium-ka

HomeWararka

RW Xasan Cali khayre oo Gaaray Dalka Belgium-ka

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka,halkaas oo uu k

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Hir-Shabeelle & AMISOM oo ka shirey dagaalka Al-Shabaab
Bulshada Degmada Burtinle oo Aragtidooda ka dhiibtya Go,aanki Isimada SSC Khaatumo

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka,halkaas oo uu ka furmayo shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya,gaar ahaan dhismaha ciidamada.

Shirkaas oo wadamada Yurub iyo kuwa daneeya arrimaha Soomaaliya ay isugu imaanayaan ayaa dawladda Soomaaliya waxa ay la tagaysaa qorshe ay doonayso in lagu horumariyo ciidamada qalabka sida, si loogu diyaariyo inay ammaanka dalka ku filnaadaan,si loo soo gabangabeeyo hawlgalka AMISOM.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa shir guddoomindoona shirkaas oo la doonayo in lagu yabooho dhaqaale dawladda u fududeeynayo dhismaha ciidanka, sida uu sheegay Cali Siciid Fiqi Safiirka Soomaaliya ee Midawga Yurub.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    OK.
    KHAYRE WAXAAN LEEYAHAY
    (ARI DAASAD KAMA ILBAXO)
    ARRIN MEEL AYSAN AHAYN LAGAMA RAADIYO.

DISQUS: