RW Xasan Cali khayre oo Gaaray Dalka Belgium-ka

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka,halkaas oo uu ka furmayo shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya,gaar ahaan dhismaha ciidamada.

Shirkaas oo wadamada Yurub iyo kuwa daneeya arrimaha Soomaaliya ay isugu imaanayaan ayaa dawladda Soomaaliya waxa ay la tagaysaa qorshe ay doonayso in lagu horumariyo ciidamada qalabka sida, si loogu diyaariyo inay ammaanka dalka ku filnaadaan,si loo soo gabangabeeyo hawlgalka AMISOM.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa shir guddoomindoona shirkaas oo la doonayo in lagu yabooho dhaqaale dawladda u fududeeynayo dhismaha ciidanka, sida uu sheegay Cali Siciid Fiqi Safiirka Soomaaliya ee Midawga Yurub.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “RW Xasan Cali khayre oo Gaaray Dalka Belgium-ka”

  1. Nuurkanederland

    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    OK.
    KHAYRE WAXAAN LEEYAHAY
    (ARI DAASAD KAMA ILBAXO)
    ARRIN MEEL AYSAN AHAYN LAGAMA RAADIYO.

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com