Ra’iisul Wasaare Khayre oo u dhoofay Dalka Biljamka

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u dhoofay Dalka Biljamka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxa uu u ambabaxay Magalada Barasalis ee Wadanka Biljamka,halka

Dhaqdhaqaaqa Kalabayr: Badbaadi Puntland oo soo xul Xildhibaan xalaal ah (dhegayso)
Ciidamadda Dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada kismaayo (sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxa uu u ambabaxay Magalada Barasalis ee Wadanka Biljamka,halkaaso oo uu shir uga qeyb gali doono.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa ka hor safarkiisa ee Wadanka Biljamka waxa uu Garoonka Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya ee dalka Burundi uga qeyb galay tartanka Bariga & Bartamaha Afrika.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa dalka Bilkamka waxa uu uga qeybgeli doonaa shir looga hadlayo dib-udhiska ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo sidoo amniga dalka ay kala wareegi lahaayeen Ciidamada AMISOM.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeybgalaya Madax ka socota dowladaha taageera Soomaaliya iyo Hay’addaha deeqaha bixiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    KKKKKKKKKKK
    HA KU SHEEKAYN
    OO SHIRKADO HA GEYN
    MUUSE XIIR BAY FARDO DHAAFEEN.
    CID KUU DHISAYSA CIIDAMADA MA LEH.
    KHAYRE BILJAM WUU KU LUGO’I DOONAA!.
    EELKA KII DHIGAY U DACWOOTOOY.

DISQUS: