AUN Maama Xaaliimo Soofe Faarax oo Garoowe ku geeriyootay iyo Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray eheladda Marxuumada (Akhriso)

HomeWararka

AUN Maama Xaaliimo Soofe Faarax oo Garoowe ku geeriyootay iyo Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray eheladda Marxuumada (Akhriso)

Inaa lilaahi wa inaa Ileyhim Raajucuun Geeridu waa Xaq, Allaha u naxariisto Maama Xaaliimo Soofe Faarax Xassan Warsame (Khalaf), ayaa saaka waabarigii

Taliye Gorod: “Lataliye Koor, awood uma lihid in aad soo faragelisid howlaha XDS”
Shirar lagu nabadeynayo colaadda Soomaalida iyo Oromada oo lagu soo gabagabeeyey Tuli Guuleed (daawo)
Wafuud ka socota Sucuudiga iyo Jabuuti oo gaaray Garoowe (dhegayso)

Inaa lilaahi wa inaa Ileyhim Raajucuun Geeridu waa Xaq, Allaha u naxariisto Maama Xaaliimo Soofe Faarax Xassan Warsame (Khalaf), ayaa saaka waabarigii ku geeriyootay Maagalada Garoowe kadib markii ay tukatay Saaladii Subax.

Maama Xaali Soofe oo aan halkaan lagusoo koobi karin Tariikh Nololeedkeedii dheer ayaa waxaa aad loogu yiqiinay kaalmeynta dadka dhibaateysan iyo sama falkooda, Mamada ayaa ka mid aheyd Halyeeyadii Gobonimadda Soomaaliya dhaliyay, waxeyna dhalatay 1929-kii waxeyna Geeriyootay 30-04-2018 Sacada Geeska Afrika Markey ahed 05:40 Subaxnimo Maalin Isniin ah.

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray eheladda iyo Caruurta Maamadda oo ku geeriyootay Garoowe

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: