Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inay ka qayb qaadanayaan Caawinta shacabka Baladweyne (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo manata shirjaaraaid kuq abtay Garoowe ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay ka qeyb galka dadka reer baladweyne ee fatahaada wabiga shabeelle uu sameeyay.

Camay ayaa dhinaca kale hambalyo u diray Xulkii magaca Soomaliya ku Ciyaarayay ee gaaray Finalka koobka CECAFA ee dalka burundi lagu qabtay Isagoo Arimahaas ka hadlay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com