Buuhoodle ardayda Dugsiyada oo Imtaxaanka sanad dugsiyeedka u fariistay (dhegayso)

HomeWararka

Buuhoodle ardayda Dugsiyada oo Imtaxaanka sanad dugsiyeedka u fariistay (dhegayso)

Ardayda dhigata Iskuuladda H/dhexe iyo Sare ee magaalada Buuhoodle ayaa saaka u fadhiistay Imtaxaanka Sanad dugsiyeedka 2017/2018, maamulka waxbarasha

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Kaptan Ayuub oo Waraysi uu siyeey Daljir ku faahfaahiyeey Socdaalkiisa Puntland

Ardayda dhigata Iskuuladda H/dhexe iyo Sare ee magaalada Buuhoodle ayaa saaka u fadhiistay Imtaxaanka Sanad dugsiyeedka 2017/2018, maamulka waxbarashada ee gobolka Cayn ayaa sheegay in rday ka badan 10 kun ay saaka gobolka Imtaxaankan u fariisteen, ardayda saaka Imtaxaanka fariisatay waxaan ku jirin kuwa dhigta Fasalka 8’aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 4’aad ee dugsiga sare.

Asma Maxamed Cabdi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: