Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka warbixiyay Qaraxii Gaalkacyo iyo khasaaraha (dhegayso)

Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka warbixiyay Qaraxii Gaalkacyo iyo khasaaraha (dhegayso)

Qarax kadhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ku geeriyooday taliyihii ciidamadii isku dhafka ee magaalada Gaalkacyo iyo dhowr ka mid ah ilaaladiisa.

Hoos kadhagayso Jamaal Faarax Aadan oo ka waramaya qaraxaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com