Buuhoodle ardayda Dugsiyada oo Imtaxaanka sanad dugsiyeedka u fariistay (dhegayso)

Buuhoodle ardayda Dugsiyada oo Imtaxaanka sanad dugsiyeedka u fariistay (dhegayso)

Ardayda dhigata Iskuuladda H/dhexe iyo Sare ee magaalada Buuhoodle ayaa saaka u fadhiistay Imtaxaanka Sanad dugsiyeedka 2017/2018, maamulka waxbarashada ee gobolka Cayn ayaa sheegay in rday ka badan 10 kun ay saaka gobolka Imtaxaankan u fariisteen, ardayda saaka Imtaxaanka fariisatay waxaan ku jirin kuwa dhigta Fasalka 8’aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 4’aad ee dugsiga sare.

Asma Maxamed Cabdi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com