Jaamacadda Badda Cas oo Sagootin u samaysay Qaar kamid ah Ardaydeeda (dhegayso)

HomeWararka

Jaamacadda Badda Cas oo Sagootin u samaysay Qaar kamid ah Ardaydeeda (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo kamid ah Jaamacadda Ugu caansan dalka ,gaar ahaan Puntland ayaa maanta Magaladda Boosaaso ,gaar ahaan Xarunta Jamacadaas sagootin ugu samaysay Qaar kamid ah ardaydeeda gaar ahaan Dufcadda 7 aad ee Jaamacadda. Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa kaso diray Boosaaso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae3494a010100c8fc09a445/Warbixinta+jaamacada+badacas+Bosaaso+sax.mp3

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Dowladda oo war ka soo saartay doorashada Galmudug

Jaamacadda Badda Cas oo kamid ah Jaamacadda Ugu caansan dalka ,gaar ahaan Puntland ayaa maanta Magaladda Boosaaso ,gaar ahaan Xarunta Jamacadaas sagootin ugu samaysay Qaar kamid ah ardaydeeda gaar ahaan Dufcadda 7 aad ee Jaamacadda.

Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa kaso diray Boosaaso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: