Ra’iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo la kulmay danjiraha Sweden

HomeWararka

Ra’iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo la kulmay danjiraha Sweden

Raysal wasaare kuxigeenka dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya  Andreas von Uexkull. Kulanka oo

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo la kulmay Micheal Keating
SIDEE AYAY BEERALEYDA USAAMEYSEY ABAARTA
Wasiir Beyle: Canshuur Kordhin majirto

Raysal wasaare kuxigeenka dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya  Andreas von Uexkull.

Kulanka oo kadhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa xoogga lagu saaray xoojinta cilaaqaadka labada da iyo iskaashiga dhinaca horumarinta.

Raysal wasaare kuxigeenka ayaa kulanka markii uu soo dhamaaday kadib sheegay in waxyaabihii looga wada hadlay la isku afgartay, ayna dowladda Swden ay qaban doonto shirwayne looga hadlayo horumarinta Soomaaliya oo kadhacaya dalka Swden.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: