Ra’iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo la kulmay danjiraha Sweden

Raysal wasaare kuxigeenka dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya  Andreas von Uexkull.

Kulanka oo kadhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa xoogga lagu saaray xoojinta cilaaqaadka labada da iyo iskaashiga dhinaca horumarinta.

Raysal wasaare kuxigeenka ayaa kulanka markii uu soo dhamaaday kadib sheegay in waxyaabihii looga wada hadlay la isku afgartay, ayna dowladda Swden ay qaban doonto shirwayne looga hadlayo horumarinta Soomaaliya oo kadhacaya dalka Swden.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com