Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Amniga soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhoweeyey (Daawo/Sawiro)

HomeWararka

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Amniga soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhoweeyey (Daawo/Sawiro)

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweey

Xiisad ka taagan Garoonka Diyaaradaha ee degmada Taleex (daawo)
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada garoowe ee caasimada puntland .

wafdiga wasiirka waxaa kamid ahaa wasiirada amniga ee dawlada gooboleedyada .

wasiirka amniga puntland axmed cabdulaahi yuusuf ayaa soo dhoweeyey wafdiga . wuxuuna sheegay in ay puntland muhimad weyn ugu fadhido shirweynaha amaanka soomaliya looga tashanayo .

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdinaasir Siciid Muuse ayaa sheegay inay u yimaadan garoowe shir u furmaya dawalada federaalka wasaaradeeda amaanka iyo wasaaradaha amniga ee dawlad goboleedyada .

shirkan amaanka soomaaliya ee beri ka furmaya garoowe waxaa lagu soo qaadi doonaa sidii laysaga kaashan lahaa arimaha amaanka soomaaliya .

Halkan hoose ka daawo muuqaalka shirka Jaraaid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: