Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta soo gaaray Musharax Madaxweyne Puntland Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo maalhan safaro dh

Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)
Barlamaanka Soomaaliya oo ka dooday sharciga Nidaamka Maaliyadda
Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Baladweyne (dhegayso)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta soo gaaray Musharax Madaxweyne Puntland Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo maalhan safaro dhulka ah ku marayeey degaanadda Puntland.

musharaxa waxaa Duleedka Gaalkcyo kusoo dhaweyeey dadweyne kala duwan oo isaga yimid xaafaddaha gaalkcyo iyo sido kalde qaar kamid ah Nabadoonada iyo Aqoonyahanada Gobalka Mudug.

Morgan oo Saxaafadda la hadlay ayaa kawarbixiyeey Safarkiisa gobalka Mudug iyo qorshisihisa xilka haduu ku guulaysto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: