Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Baladweyne (dhegayso)

HomeWararka

Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Baladweyne (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxwey

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
(Sawiro) Qaraxii Bosaaso iyo qaabkii looga hor tagay
Xulashada Daljir & Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha waxaa qaabilay Madaxwweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo maamulka Gobolka Hiiraan.

Waxaa ay booqdeen goobaha ay ku barakaceen dadka ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabeelle iyo Roobka Guga ee ka da’ay Magaalada Beledweyne.

Ugu yaraan 150,000 oo Qof ayaa ka barakacay Magaalada iyada oo dhinacyada Bariga iyo Galbeedka ay u barakaceen dadkii degganaa Beledweyne.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: