Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la mudeynayo

HomeWararka

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la mudeynayo

Guddiga doorashooyinka ee guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay soo saaraan waqtiga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha Baa

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka DG Hirshabeelle
Odayaasha Caabudwaaq “Dagaalku ahliga ee xasuuqa ah ee Dhumay hala joojiyo” (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka ee guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay soo saaraan waqtiga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii uu is-casilay guddoomiyihii hore.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee baarlamaanka ayaa shalay loo doortay xildhibaan Nuur Iidow Beyle , guddiga ayaa ka kooban 15-xubnood.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa isku soo shaaraxay musharixiin ku dhow tobaneeyo, iyadoo musharixiin kalle la filayo inay isa soo sharaxaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: