Wakiilka Puntland ee Swedan oo Daljir uga Waramay Waxqabadkiisa iyo Mashaaricda Puntland laga fulin doono (dhegayso)

HomeWararka

Wakiilka Puntland ee Swedan oo Daljir uga Waramay Waxqabadkiisa iyo Mashaaricda Puntland laga fulin doono (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay wakiilka Puntland u Fadhiya Swedan ka dib mar wakiilkii hore xilka laga qaaday.

Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo oo la bilaabay saarida wado laami ah (Daawo)
Faahfaahino kasoo baxaya Haweeney lagu dilay magaalada Muqdisho
In Ka Badan 130 Arday oo Ka Qalin Jebiyey Jaamacadda Bariga Africa Galkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay wakiilka Puntland u Fadhiya Swedan ka dib mar wakiilkii hore xilka laga qaaday.

Hadaba wakiilka Cusub ee madaxweynuhu magacaabay mudane Cabdicasiis Cilmi Birjeeb ayaa ah nin aqoontaa iyo kartidaaba leh horayna u soo qabtay xilkan.

Cabdicasiis Cilmi Bireeb oo Waraysi siyeey Caawa Radio Daljir ayaa ka hadlay Waxyaabaha uu qabtay iyo Waxyaabaha hormarka ah ee uu haatan ku howlanyahay ,isago shegay in Mashaaric farabadan laga fulin doono Puntland.

Wariye Maxamed Lakiman Ayuu u Waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: