Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Qadar

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Qadar

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomay aqoonsiga safiirnimo ee safiirka cusub ee dowladda Qadar.

Maxaa loga hadlay shirkii golaha wasiiradda dowladda Soomaaliya?
Dersiga 5’aad ee Duruusta Ramadaanta iyo Sh cabdishaafi Axmed Cali (daawo)
Mustafe Martin, Madaxweynaha Somaliland United: “Waxaa I doortay dad xilkas ah oo ku abtirsada Somaliland”

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomay aqoonsiga safiirnimo ee safiirka cusub ee dowladda Qadar.

Safiirka cusub Xasan Xamsa Asad ayaa lagu qaabilay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, safiirka oo ah mid aan caadi ahayn darajadiisu ayaa leh awood ka badan, safiirada kalle caalamka ee ka jooga dalka Soomaaliya, waana safiir si gaar ah loogu magacaabo dowlado uu ka dhaeeyo xiriir adag o diblumaasiyadeed.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: