Duqi Horre ee Lascanood Cabdalle Xaaji Warsame oo ku biiray Somaliland

HomeWararka

Duqi Horre ee Lascanood Cabdalle Xaaji Warsame oo ku biiray Somaliland

Radio Daljir Wararka ay helayso ayaa sheegaya in uu ku biiray Maamulka Somaliland Duqi Hore ee lascanood ee Maamulka Puntlannd Cabdalla Xaaji Warsam

Ciidamo AMISOM katirsan oo la geeynayo Magaalada Cadaado
Madaxweynaha Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha
Ciidamadda Itoobiya oo duqeyn ku bilaabay Mekelle

Radio Daljir Wararka ay helayso ayaa sheegaya in uu ku biiray Maamulka Somaliland Duqi Hore ee lascanood ee Maamulka Puntlannd Cabdalla Xaaji Warsame,kaas maalmihii ugu dambeyeey ,tan iyo markii xilka laga qaaday dagaal adag kula jiray Puntland.

Cabddale oo Warays uu bixiyeey Xilka markii laga qaaday Sheegay in u xilka iska Casilay kahor inta uu Camey Madaxweyne ku xigeenka Puntland xilka ka qaadin ayaa sheegay in uu cadaadis kala kulmay Camey,isago ku cadaadiyeey in uu keeno ciidamo Somaliland kasaara Lascanood oo Haybtiisa ah ,taas oo u ka gaabsaday Cabdalle.

Tan iyo wixi kadambeyeey xil ka qaadista lagu sameyey ayaa waxaa uu gor gortan kula jiray Maamulka Somalilan sidi xil loogu dhiibi lahaa Maadama uu kaso jeedo gobalka Sool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: