Hargeysa Dad ayaa ku dhintay kadib markii uu daad qaaday

HomeWararka

Hargeysa Dad ayaa ku dhintay kadib markii uu daad qaaday

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa kaddib markii Gaari uu wade ka ahaa uu daad ku qaaday d

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka baaqday safarkii Beledweyne iyo dowladda oo saacado kooban ku hakisay garoonka Muqdisho madaxda Xisbiyada dalka
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
BADQABKA CUNNOOYINKA & NAFAQADA | MAWDUUCA ASBUUCAN WAA QUUDINTA QOYSKA (daawo)

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa kaddib markii Gaari uu wade ka ahaa uu daad ku qaaday dooxa Aw-Barkhadle ee Bariga Hargeysa.

Guddoomiyaha Tuulada Aw-Barkhadle ,Mahad Maxamuud Gaheyr ayaa sheegay in Gaari nooca Waaraadka ah oo ka baxay Berbera uu Daad ku qaaday duleedka Hargeysa.

Gaariga ayaa waday Khudaar uu ka qaaday Magaalada Berbera una waday Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland

Guddoomiye Mahad ayaa wadaha Gaariga Waaraadka ah ee uu daadka qaaday magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdullahi (Cago Seyr).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: