Madaxwayne Gaas “Lacagtii Muqdisho lagu qabtay qayb ka mid ah Puntland ayaa loo waday”

HomeWararka

Madaxwayne Gaas “Lacagtii Muqdisho lagu qabtay qayb ka mid ah Puntland ayaa loo waday”

Madaxweynaha Puntland Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa sheegey in dowlada Imaaraadka Carabta ay howlo muhiim ah ka wadaan deegaanada Puntland kuwaasoo a

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 65aad-(dhegayso|daawo)
Guddiga Doorashooyinka Puntland: “Doorashada 3-da Degmo wakhtigeeda ayay ku dhacaysaa,”
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Gudiga Gurmadka Gobolka Gardafuu (daawo)

Madaxweynaha Puntland Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa sheegey in dowlada Imaaraadka Carabta ay howlo muhiim ah ka wadaan deegaanada Puntland kuwaasoo ay adag tahay in ay shacabka iyo maamulkiisuba ka maarmo, isagoo soo dhaweeyey in wixii ismaandhaaf ah lagu xaliyo wadahadal.

Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa soo hadal qaaday lacagtii 8-dii Bishaan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho,waxa uuna sheegay in $3 Milyan iyo 600 oo Kun oo ka mid ah lacagtaas loo waday Ciidamada Puntland oo uu Imaaraadka tababaray.

Hoos kadhagayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Waxaa ma orankaro waayo rajodame majirto miyaa. Mise dekedii haduu gatay odagii waa wareeray

DISQUS: