Madaxwayne Gaas “Lacagtii Muqdisho lagu qabtay qayb ka mid ah Puntland ayaa loo waday”

Madaxwayne Gaas “Lacagtii Muqdisho lagu qabtay qayb ka mid ah Puntland ayaa loo waday”

Madaxweynaha Puntland Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa sheegey in dowlada Imaaraadka Carabta ay howlo muhiim ah ka wadaan deegaanada Puntland kuwaasoo ay adag tahay in ay shacabka iyo maamulkiisuba ka maarmo, isagoo soo dhaweeyey in wixii ismaandhaaf ah lagu xaliyo wadahadal.

Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa soo hadal qaaday lacagtii 8-dii Bishaan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho,waxa uuna sheegay in $3 Milyan iyo 600 oo Kun oo ka mid ah lacagtaas loo waday Ciidamada Puntland oo uu Imaaraadka tababaray.

Hoos kadhagayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Waxaa ma orankaro waayo rajodame majirto miyaa. Mise dekedii haduu gatay odagii waa wareeray

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com