Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kaga qayb galay Xuska Maalinta Beeraha (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kaga qayb galay Xuska Maalinta Beeraha (dhegayso)

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa soo Qaban Qaabisay Munaasabad Lagu Soo Bandhigayey Wax Soo Saarka Beeraha Puntalnd,Waxaan Ka Soo Qeyb Galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntalnd ENG-Camey iyo Marti Sharaf Kale. Warbixin Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ad232cdfd00008302820286/warbixinta+beeraha.mp3

Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka iyo Bandhiggii Naadiga Ogaal (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Afhayeenkii Guddiga Xulista Barlaamanka Xilligii Faroole oo Doorashada PL 2019 ka hadlay (dhegayso)

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa soo Qaban Qaabisay Munaasabad Lagu Soo Bandhigayey Wax Soo Saarka Beeraha Puntalnd,Waxaan Ka Soo Qeyb Galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntalnd ENG-Camey
iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixin Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: