Site icon Radio Daljir

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kaga qayb galay Xuska Maalinta Beeraha (dhegayso)

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa soo Qaban Qaabisay Munaasabad Lagu Soo Bandhigayey Wax Soo Saarka Beeraha Puntalnd,Waxaan Ka Soo Qeyb Galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntalnd ENG-Camey
iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixin Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ad232cdfd00008302820286/warbixinta+beeraha.mp3?_=1
Exit mobile version