Culumadda Burtinle oo Shacabka ugu baaqay in laga qayb qaato dhismaha Darbiga Qabuuraha Burtinle (dhegayso/Sawiro)

Culumadda Burtinle oo Shacabka ugu baaqay in laga qayb qaato dhismaha Darbiga Qabuuraha Burtinle (dhegayso/Sawiro)

Maagaaladda Burtinle ee gobalka nugaal culumadda iyo waxgaradka degmaddas ayaa wadda qorshe ah sidii darbi logu wareejin lahaa qabuure kuyaal magaaladdas ,iyado culumada magaaladda baq u direen shacabka degmadda
Jimciyada ansaaru sunna oo bilowday dhismaha darbigas ayaa ugu horaynana waxaa halkaas hadal kooban ka soo jeediyey Maamulaha Guud ee Jimciyaddas Sheekh Cabdishakuur ,iyado Guddoomiyaha degmadda Burtinle Maxamed Maxamuud Buurdubi oo Fariin u diray shacabka.

Fadlan Hadaad ka qayb qaadanayso Dhismaha darbiga Qabuuraha Burtinle kala xirir Culumadda,waxaana Jira durba shacab ku sugan Guddaha Magaaladda Burtinle oo ka qayb qaatay sidi Qabuurahas lagu samayn lahaa darbi.

Hoos kadhegayso codadka Culumadda iyo Maamulka degmadda Burtinle


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0