Dagaal u dhaxeeya labo Belood oo kadhacay gobalka Hiraan (dhegayso)

HomeWararka

Dagaal u dhaxeeya labo Belood oo kadhacay gobalka Hiraan (dhegayso)

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalkaan ayaa yimid markii ay isku darsameen xola

Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)
Dowladda Sacuudiga oo xayiraad kusoo rogtay Soomaaliya
Puntland oo isku diyaarinaysa dagaal kama dambays ah oo lagu xoraynayo gobolka Sool

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Dagaalkaan ayaa yimid markii ay isku darsameen xoladhaqata labada maleeshiyaad.

Gudoomiyha degmada Maxaas Maxamed Cabdi Cawaale ayaa Radio Daljir usheegay in odayaasha labada dhinac ay yeeshen kulamo lagu dajinaayo xaalada.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uga waramay dagaalka dhexmaray maleeshiyaadkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: