Dagaal u dhaxeeya labo Belood oo kadhacay gobalka Hiraan (dhegayso)

Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Dagaalkaan ayaa yimid markii ay isku darsameen xoladhaqata labada maleeshiyaad.

Gudoomiyha degmada Maxaas Maxamed Cabdi Cawaale ayaa Radio Daljir usheegay in odayaasha labada dhinac ay yeeshen kulamo lagu dajinaayo xaalada.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uga waramay dagaalka dhexmaray maleeshiyaadkaasi.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com