Madaxweyne Farmaajo oo Baaq u diray Alshabaab

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Baaq u diray Alshabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa baaq u diray dhallinyarada u dagaallanta Xarakada AL-shabaab. Ma

Wacaal Daray ah: Askari ku geeriyooday weerar kadhacay Ceel-daahir
Dowladda Soomaaliya oo barnaamijka Baxnaano ka daah-fureysa magaalada Baydhabo
Wasiir Beyle oo sheegay in DFS Aysan lahan awood weyn ay uga hortagto lacagaha Al-Shabaab canshuurta u qaataan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa baaq u diray dhallinyarada u dagaallanta Xarakada AL-shabaab.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ka hadlayay Khudbad uu u jeedinayay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ka dhacday Wasaaradda Gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu Dhallinyarada AL-shabaab u sheegay in cafiska ay fidisay dowladda uu wai furanyahay siga oo waxbadan iska weydiiyay sababta Ciidanka AL-shabaab ay u dilayaan dad walaalahood ah.

Waxaa uu dhinaca kale sheegay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal islamarkaana Ciidamada dowladda la dhisayo iyada oo dagaalkuna uu socdo.

Waxaa uu sheegay in dowladd Soomaaliya ay ka guuleysaneyso Al-shabab,inta dib u dhiska Ciidanka uu socdana ay dowladda dhinaca kale ka wadeyso dagaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: