Qardho Arday dhamaysay Hingaada oo Shahaadooyin la gudoonsiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Qardho Arday dhamaysay Hingaada oo Shahaadooyin la gudoonsiyeey (dhegayso)

Madarasada Daaro Sacada Qardho ayaa arday dhamaysay hingaada lagudonsiyay shahadooyin waxaana ka qayb galay maamulka waxbarashada gubolka iyo walidiin,waxaana halkas ka hadlay Masuuliyin kala duwan una hambalyeeyey Ardayda. Warbixintan Waxaa Qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5acf6ec9010100d00f0f9b12/Warka+Daaro+sacada+qardho+.mp3

Madaxweyne Farmaajo “Mucaaradku waa kuwa doonaya ineey dowaladda dumiyaan” (dhegayso)
Gobolka Banaadir oo ku taamaya helidda goleyaasha deegaanka
Xasan Jabhad: “Madaxda Dawlad Deegaanka Soomaalidu dad awood leh ma aha, waa dad hoosjoogayaal ah”

Madarasada Daaro Sacada Qardho ayaa arday dhamaysay hingaada lagudonsiyay shahadooyin waxaana ka qayb galay maamulka waxbarashada gubolka iyo walidiin,waxaana halkas ka hadlay Masuuliyin kala duwan una hambalyeeyey Ardayda.

Warbixintan Waxaa Qardho kaso diray Wariye Maxamuud Fantastic

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: