Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garoowe ka daahfuray Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garoowe ka daahfuray Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey ayaa maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ka daahfuray Wajiga labaad Shir

Howlgalka la dagaalanka maandooriyaha iyo anshax xumada oo si xoogan uga socda Muqdisho.
Gaalkacyo : Dhallinyaro nolashooda ku maareeya xirfadda sawir-qaadista (dhegayso|daawo)
Wasiir Cadami: “Alshabaab in Meel looga soo wada Jeesto Diyaar baan u Nahay”

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey ayaa maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ka daahfuray Wajiga labaad Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah maamulka Gobalka Banaadir iyo warbaahinta Madaxabanaan.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedlka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane C/xakiin Xaaji Camay ayaa si rasmi ah u furay shirkaan oo socon doona mudo Afar maalin ah.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa madaxda ka socota wasaaradaha Warfaafin dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada kula dardaarmay isku duubni iyo in la sameeyo wacyigalin iyo tababar joogta ah oo ay helaan dhallinyarada Suxufiyiinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: