Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garoowe ka daahfuray Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta (dhegayso)

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garoowe ka daahfuray Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey ayaa maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ka daahfuray Wajiga labaad Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah maamulka Gobalka Banaadir iyo warbaahinta Madaxabanaan.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedlka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane C/xakiin Xaaji Camay ayaa si rasmi ah u furay shirkaan oo socon doona mudo Afar maalin ah.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa madaxda ka socota wasaaradaha Warfaafin dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada kula dardaarmay isku duubni iyo in la sameeyo wacyigalin iyo tababar joogta ah oo ay helaan dhallinyarada Suxufiyiinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com