Garoowe: Digniin laga bixiyay in lasoo celiyo golihii deegaanka ee la kala diray (dhegayso)

HomeWararka

Garoowe: Digniin laga bixiyay in lasoo celiyo golihii deegaanka ee la kala diray (dhegayso)

Aqooyahan Cabdiqaadir Maxamed Muuse Garjeex ooo ku noo garoowe ayaa waxaa uuu ka hadlay Soo xuslita golaha deganaka garoowe wuxuuna ka digay in dib lo

ilhaan Cumar oo markale guulaystay
BADHAN STADIUM: Ololuhu waa isxilqaan biloow ah hilow se loo qabo (daawo)
SIDEE BOOSAASO LOOGU SOO DHOWEEYEY WASIIRKA SHAQADA, SHAQAALAHA, DHALANYADA& CIYAARAHA PUNTLAND
Aqooyahan Cabdiqaadir Maxamed Muuse Garjeex ooo ku noo garoowe ayaa waxaa uuu ka hadlay Soo xuslita golaha deganaka garoowe wuxuuna ka digay in dib loo soo cesho xubno horay uga mid ahaa golihii dhawaan uu madaxweynaha kala diray .

Magaalada Garoowe ayaa waxaa kasocda olole ay wadaan xildhibaanadii kala diray ee Golaha Deegaanka ee Garoowe, kuwaasi oo doonaya mar kalle in dib loo soo celiyo.
Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: