Dhalinyaro Afduub loogu haystay Garoowe oo Xoriyadooda helay (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaro Afduub loogu haystay Garoowe oo Xoriyadooda helay (dhegayso)

Labba dhalinyaro ah oo kasoo jeedda deegaanada Somaliland oo muddo afduub ay u haysteen koox ragg ah ayaa Waxaa xoriyadooda dib u helay maanta . Dadaal dheer oo ay bixiyeen waxgaradka iyo bulashada gobolka nugaal ayaa ku guulaysatay inay dhalinayaradaas xorriyadooda u soo celinayaa . Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5acca9c40101001b17559f83/Warbixinta+raggii+afduubnaa+oo+xorriyadooda+dib+u+helay+by+Sheekeeye+.mp3

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Maxamed Xasan dhalo (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
faahfaahin: Qarax ismidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihi gobalka Mudug ee Puntland

Labba dhalinyaro ah oo kasoo jeedda deegaanada Somaliland oo muddo afduub ay u haysteen koox ragg ah ayaa Waxaa xoriyadooda dib u helay maanta .

Dadaal dheer oo ay bixiyeen waxgaradka iyo bulashada gobolka nugaal ayaa ku guulaysatay inay dhalinayaradaas xorriyadooda u soo celinayaa .

Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: