Gobolka Mudug oo roobabka guga uga faa’iidaysanaya tacabka beeraha (dhegayso)

HomeWararka

Gobolka Mudug oo roobabka guga uga faa’iidaysanaya tacabka beeraha (dhegayso)

Beeralayda deegaanka Roox ee gobolka Mudug  ayaa isku diyaarinaysa inay ka faa'iidaystaan xilli roobaadka guga , waxaana ay sheegeen inay beeri doonaa

Waa maxay Mowqifka Isimadda SSC ee Wadahadalada Beesha Caalamku doonayso?
JIGJIGA: Shacabka oo qaatay maanta kaarka isdiiwaangalinta doorshada Itoobiya (daawo)
Xog Waraysi Datoor Maxamed Deeq Sugaal, Jaamacadda Gollis

Beeralayda deegaanka Roox ee gobolka Mudug  ayaa isku diyaarinaysa inay ka faa’iidaystaan xilli roobaadka guga , waxaana ay sheegeen inay beeri doonaan dalagyo ay ka midyihiin digirta, galayda ,qaraha iyo batiiqa.

Waxa ay sheegeen in dadku ay fahmeen cuntada ka soo baxda dhulkoda hooyo

Axmed Cabdi kariin Cismaan oo ku magac dheer Qoodaar , waxaa uu kamidyahay beeralayda deegaanka Roox , Wariye Xasan heykal ayuu ugawaramay qaabka ay ugu diyaar garoobeen ka faaiidaysiga xilli roobaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: