Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo lagu qabtay Diyaaarad Imaraadka katimid Maxay siday ?

Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo lagu qabtay Diyaaarad Imaraadka katimid Maxay siday ?

Warar ay heshay warbaahinta soomaalida ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho Maanta lagu qabtay Diyaarad siday laacag oo ilaa iyo hadda aan la shaacin cadadeeda inta uu dhan yahay

Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegay in ay ka timid Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta,isla markaana lacagta saarneyd Diyaaradaas ay leedahay Dowladda Imaaraadka Carabta.

Saraakiisha Diyaaradaha Garoonka Aadan-Cadde ka howlgasha ayaa sheegeen in Lacagtaas loo waday deegaanada Puntland,isla markaana la doonayo in lasiiyo Ciidamo ka tirsan Puntland oo ay dowladda Imaaraadka mushaar siiso balse wax ka madax banaan saraakiisha garoonka adan aadan cadee oo warkan si toos ah u xaqiijisa lama hayo wali

Wixi kuso kordha Daljir kalasoco

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com