Ururada Bulshadda Rayidka ah oo ka hadlay Khilaafka Barlamaanka (Akhriso)

HomeWararka

Ururada Bulshadda Rayidka ah oo ka hadlay Khilaafka Barlamaanka (Akhriso)

Waxaa sii xoogaysanaya khilaafka u dhaxeeya Barlamaanka Somaaliya ,iyado ay soo badanayaan siyaasiyinta Aqoonyahanada iyo waxgaradka ku baaqaya in la xaliyo khilafkas oo curyaamiyeey Shaqooyinkii Hay’addaha Dowladda. Ururada Bulshadda Rayidka ee Muqdisho ayaa Maanta soo saaray Warsaxafadeed ay ugu baqayaan Madaxda Barlamaanka inay soo afjaraan Khilaafka kadhexeya. Hoos ka akhriso Warsafadeedka

Suldaan Maxamuud Jaamac oo Soo Dhoweeyey Kordhinta Barlamaanka Puntland (dhegayso)
GAALKACYO: Shaqaalaha Ajaaniibta ah oo lagu Amray inay is diiwaangeliyaan
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Waxaa sii xoogaysanaya khilaafka u dhaxeeya Barlamaanka Somaaliya ,iyado ay soo badanayaan siyaasiyinta Aqoonyahanada iyo waxgaradka ku baaqaya in la xaliyo khilafkas oo curyaamiyeey Shaqooyinkii Hay’addaha Dowladda.

Ururada Bulshadda Rayidka ee Muqdisho ayaa Maanta soo saaray Warsaxafadeed ay ugu baqayaan Madaxda Barlamaanka inay soo afjaraan Khilaafka kadhexeya.

Hoos ka akhriso Warsafadeedka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: