Ururada Bulshadda Rayidka ah oo ka hadlay Khilaafka Barlamaanka (Akhriso)

Ururada Bulshadda Rayidka ah oo ka hadlay Khilaafka Barlamaanka (Akhriso)

Waxaa sii xoogaysanaya khilaafka u dhaxeeya Barlamaanka Somaaliya ,iyado ay soo badanayaan siyaasiyinta Aqoonyahanada iyo waxgaradka ku baaqaya in la xaliyo khilafkas oo curyaamiyeey Shaqooyinkii Hay’addaha Dowladda.

Ururada Bulshadda Rayidka ee Muqdisho ayaa Maanta soo saaray Warsaxafadeed ay ugu baqayaan Madaxda Barlamaanka inay soo afjaraan Khilaafka kadhexeya.

Hoos ka akhriso Warsafadeedka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com