Madaxwayne Farmaajo oo kulan la yeeshay Saraakiisha Ciidamada

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo kulan la yeeshay Saraakiisha Ciidamada

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay kula kulmay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho saraa

Xildhibaan Odawaa “Guddoomiyaha Barlamaanka wuxuu mashruuc ku soo qaatay in Baarlamaanka uu xiro”
Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo dhuusamareeb tagay
Wasiir Juxaa “Boosaaso gole deegaan kama dhismin, guddoona lagama dooran,

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay kula kulmay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho saraakiisha ciidamada militariga, nabad sugidda iyo booliska.

Madaxwaynaha ayaa kala hadlay saraakiisha ciidamada inay ciidamada muujiyaan feejignaan oo ay ku milmin siyaasadda iska soo horjeeda ee ka taagan magaalada Muqdisho.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay in ciidamo katirsan dowladda ay la kala safteen dhinacyada siyaasadda isaga horjeeda ee baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: