Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo sheegtay imtaxanadka shahaadiga ah in Wakhtigisi laga soo hormariyeey (dhegayso)

HomeWararka

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo sheegtay imtaxanadka shahaadiga ah in Wakhtigisi laga soo hormariyeey (dhegayso)

Shir Saxafadeed maanta ay ku qabteen Garoowe Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Abshir Aw Yuusuf Ciise iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Pun

Dacwad ka dhan ah madaxwaynaha Puntland oo loo gudbiyay maxkamadda sare Puntland
ROOBLE OO FURAY SHIRKA GURMADKA ABAARAHA DALKA(DAAWO)
Shacabka Bosaaso oo dowladda hoose ku amaanay Bilic soo celinta (Daawo)

Shir Saxafadeed maanta ay ku qabteen Garoowe Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Abshir Aw Yuusuf Ciise iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Dr.Maxamed Cali Faarax oo ayaa waxay ku dhaawaaqay in Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland laga soo hormariyey waqtigii la qaadi lahaa.

Sido kale Imtixaanka ayaa qorshuhu wuxuu ahaa in la qabto 19/5/2018 ayaa laga dhigay inuu dhoco 12/5/2018 sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland.

Hoos kadhegayso codadka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: