Siyaasi Daahir Ciiro oo ka hadlay Khilaafka Siyaasaded ee Barlamaanka (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Daahir Ciiro oo ka hadlay Khilaafka Siyaasaded ee Barlamaanka (dhegayso)

Siyaasi Xildhibaan Horre Daahir Ciiro oo horey usoo noqday Xildhibaan katirsan Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xaalada dalka gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada. Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muusse Daahir Ciiro oo Radio Daljir la hadlay ayaa waxaa sheegay uu in xilligaana Soomaaliya aysan u baahnayn mooshin iyo is qab qabsi . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5abf7fe5030100940a1c9278/Waraysiga+Xildhibaan+hore+Daahir+Ciiro+.mp3

Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maalintii labaad socda
Maxaa lagu xasuustaa qaraxii Zoobe, 2 sano kadib maanta oo kale 14kii Oktoobar? (dhegayso)
Wararki ugu dambeeyay ee xaalada Suudaan & Lix Safiir oo shaqada laga ceyriyay

Siyaasi Xildhibaan Horre Daahir Ciiro oo horey usoo noqday Xildhibaan katirsan Barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xaalada dalka gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada.

Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muusse Daahir Ciiro oo Radio Daljir la hadlay ayaa waxaa sheegay uu in xilligaana Soomaaliya aysan u baahnayn mooshin iyo is qab qabsi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: