Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Akhriso)

HomeWararka

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland (Akhriso)

Golaha wasiirada Puntland ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Garoowe, waxaana shir guddoomiyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Arimaha ammaanka, canshuuraha iyo wada shaqaynta hay’adaha xiriirka la leh Puntland ayaa looga hadlay mudadii kulanka uu socday. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Golaha Xukuumadda Puntland.  

Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo tababar u soo xiray Ciidamo (Sawiro)
Guddoomiye ku Xigeenkii Degmadda Xaafun oo Geeriyooday (dhegayso)
Kulan lagu dhiirigalinayeey Dhalinyaradda Caabudwaaq oo degmadaas lagu qabtay (dhegayso | Sawiro)

Golaha wasiirada Puntland ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Garoowe, waxaana shir guddoomiyay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Arimaha ammaanka, canshuuraha iyo wada shaqaynta hay’adaha xiriirka la leh Puntland ayaa looga hadlay mudadii kulanka uu socday.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Golaha Xukuumadda Puntland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: