Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo guddoomay aqoonsiga danjiraha Muritaaniya

HomeWararka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo guddoomay aqoonsiga danjiraha Muritaaniya

Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay Salaan uu uga siday Madaxweynaha Dalka Muritaaniya Mudane Maxamed Walad Cabdul Casiis, isaga oo in

Odayaasha Ballanbale iyo Ciidamadda DFS oo heshiis kuwada gaaray degaankas
Liiska Iskuulada usoo gudbey wareega labaad ee Tartan iyo Tacliin (Akhriso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)

Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay Salaan uu uga siday Madaxweynaha Dalka Muritaaniya Mudane Maxamed Walad Cabdul Casiis, isaga oo intaa ku daray in Dowladda Murataaniya uu ahmiyad gaar ah u leeyahay xiriirka ay Soomaaliya la leeyihiin.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa farriin uu diray Safiirka Muritaaniya ee Soomaaliya, wuxuuna uga mahad celiyey Madaxweynaha Dalkaas Mudane; Maxamed Walad Cabdicasiis iyo Dowladdisaba sida ay diyaarka ugu yihiin xoojinta xiriirka ay la leeyihiin Soomaaliya, isagoona rajeeyey in xiriirkan uu asaas u noqdo iska kaashi buuxa oo dhex mara labada Dal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: