Falanqayn:Muxuu saamayn ah uu mowshinka baarlamaanka yaala ku keeni karaa dowladda?

HomeWararka

Falanqayn:Muxuu saamayn ah uu mowshinka baarlamaanka yaala ku keeni karaa dowladda?

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlaamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa shalay iclaamiyay in kulanka mowshinka loogu qaadayo g

XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 17- JANUARY- 2023
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlaamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa shalay iclaamiyay in kulanka mowshinka loogu qaadayo guddoomiyaha baarlamaanka uu dhici maalinta Sabti ee soo aadan.

Waxaana muddooyinkii u dambeeyey jiray buuq mowshinkaasi ka dhashay oo xildhibaanada kala qaybiyay.
Hadaba maxaa ka dhalan karaa mowshinkan, isbadalse ma ku keeni doontaa dowladda. Maxamed Caalim ayaa kaa faaloonaya, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.
Hoos kadhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: