Madaxweynaha Somaliland oo sheegay inay Hakiyeen Waddahadaladi DFS  (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay inay Hakiyeen Waddahadaladi DFS (dhegayso)

Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Markale inay Hakiyeen Wahadaladi uga furmi lahaa iyaga iyo Madaxda Dowladda Federaalka Somaaliya Dalka Ja

Musuqa iyo musharrixiinta Puntland: Yaa la aaminaa? (dhegayso)
Madaxweynaha oo faray laamaha ammaanka in ay dib u habayn ku sameeyaan istaraatiijiyadda sugidda amniga caasimadda
Dowladda Maraykanka oo Baaq Kaso Saartay Doorashada Dalka Kenya

Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Markale inay Hakiyeen Wahadaladi uga furmi lahaa iyaga iyo Madaxda Dowladda Federaalka Somaaliya Dalka Jabuuti ,halkaas oo la filayaay inu si rasmi ah uga furmo Waddahadaladas.

Madaxweynaha Somaliland muuse Biixi ayaa ku celiyaay Markale in marnaba aysan Wadahadalo la yeelan doniin Dowladda Federaalka Somaaliya.

Wariye Xasan heykal Ayaa Warbixintan inooga diyaariyaay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: