Odayaasha Baladxaawo oo ka hadlay Xiisada katagan degaankas (dhegayso)

Odayaasha Baladxaawo oo ka hadlay Xiisada katagan degaankas (dhegayso)

Odayaasha kudhaqan ee Beledxaawo ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay xoog kudhisanayso xuduudka Soomaaliya ay lawadaagto,iyago sheegay inaysan u dul qaadan doniin talaabooyinka ay qaadayso Kenya.

Nabadoon Idriis Aaadan oo ka mid ah nabadoona Beledxaawo ayya Radio Daljir usheegay in ciidanka ay soogaleen magalada islamarkan barakac uu ka dhashay darbiga Kenya ay dhisanayso

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uga waramay xaalka Beledxaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com