Madaxweynaha Somaliland oo sheegay inay Hakiyeen Waddahadaladi DFS (dhegayso)

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay inay Hakiyeen Waddahadaladi DFS  (dhegayso)

Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Markale inay Hakiyeen Wahadaladi uga furmi lahaa iyaga iyo Madaxda Dowladda Federaalka Somaaliya Dalka Jabuuti ,halkaas oo la filayaay inu si rasmi ah uga furmo Waddahadaladas.

Madaxweynaha Somaliland muuse Biixi ayaa ku celiyaay Markale in marnaba aysan Wadahadalo la yeelan doniin Dowladda Federaalka Somaaliya.

Wariye Xasan heykal Ayaa Warbixintan inooga diyaariyaay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com