Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo Xildhibaano booqday Jiida Horre ee degaanka Tukaraq

HomeWararka

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo Xildhibaano booqday Jiida Horre ee degaanka Tukaraq

Maanta Waxaa degaanka Tukaraq jiida horre tagay Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Guddiga difaaca

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
KFS oo wadadah gurmad loo fidinayo dadka ay fatahaaduhu saameeyeen ee deegaanada Koonfurgalbeed.
Madaxwayne Cagjar oo maanta lagu soodhaweeyey Tuli Guuleed (sawirro)

Maanta Waxaa degaanka Tukaraq jiida horre tagay Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Guddiga difaaca Barlamaanka Puntland.

Ujeedka tagidooda Tukaraq ayaa lagu shegay u kuurgalida xaaladda Tukaraq oo ay la wareegen bilooyin kahor Ciidamo katirsan kuwa Somaliland,iyado ilaa hadda Puntland talaabo dagaal aysan qaadin.

Malmahan Wararka ayaa sheegayaay an helayno in ciidamo katirsan kuwa Puntland oo ku sugnaa jiida horre ee dagaalka ay isaga baxeen goobtas,taas oo sababtay in Maanta Masuuliyinta Barlamaanka ay tagaan Tukaraq.

Wixii kuso kordha Daljir Kalasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: