Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo Xildhibaano booqday Jiida Horre ee degaanka Tukaraq

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland iyo Xildhibaano booqday Jiida Horre ee degaanka Tukaraq

Maanta Waxaa degaanka Tukaraq jiida horre tagay Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Guddiga difaaca Barlamaanka Puntland.

Ujeedka tagidooda Tukaraq ayaa lagu shegay u kuurgalida xaaladda Tukaraq oo ay la wareegen bilooyin kahor Ciidamo katirsan kuwa Somaliland,iyado ilaa hadda Puntland talaabo dagaal aysan qaadin.

Malmahan Wararka ayaa sheegayaay an helayno in ciidamo katirsan kuwa Puntland oo ku sugnaa jiida horre ee dagaalka ay isaga baxeen goobtas,taas oo sababtay in Maanta Masuuliyinta Barlamaanka ay tagaan Tukaraq.

Wixii kuso kordha Daljir Kalasoco

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com