Guddoomiyaha Gobalka Bari oo ka hadlay Ganacsato lagu edeyaay inay Maalgaliyan daacish (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Bari oo ka hadlay Ganacsato lagu edeyaay inay Maalgaliyan daacish (dhegayso)

Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo Maanta la hadlayaay Warbaahinta aya ka hadlay Ganacsato Reer Puntland ah oo lagu edeyeey tageero dhaqaale inay siyaan

Wasiirka Amniga Puntland oo Ka Hadlay Weraarkii lagu qaaday Kantaroolka Boosaaso & Khasaaraha kadhashay (dhegayso)
Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka oo Xildhibaan isku sharaxay
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo Maanta la hadlayaay Warbaahinta aya ka hadlay Ganacsato Reer Puntland ah oo lagu edeyeey tageero dhaqaale inay siyaan Kooxda Daacish ee kadagalama Gobalka Bari qaybo kamid ah.

Dhedo ayaa sheegay inay eedaynta loo jeediyaay Ganacsatada Puntland wax ka qabanayaan Qoraalana u gudbiyeen Hay’addaha Maraykanka ee soo edeyaay Ganacsatada Reer Puntland ee tageeradda dhaqaale u mujiyaay Kooxda Daacish.

Qof kasta oo Muwaadin Puntland ah oo lagu ogaado tageero Ururka Daacish ah ayuu sheegay inay Sharciga horgeyndonaan,balse wuxu sheegay inay difaaci donaan qofki an dambi lahayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: