Guddoomiyaha Gobalka Bari oo ka hadlay Ganacsato lagu edeyaay inay Maalgaliyan daacish (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Bari oo ka hadlay Ganacsato lagu edeyaay inay Maalgaliyan daacish (dhegayso)

Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo Maanta la hadlayaay Warbaahinta aya ka hadlay Ganacsato Reer Puntland ah oo lagu edeyeey tageero dhaqaale inay siyaan Kooxda Daacish ee kadagalama Gobalka Bari qaybo kamid ah.

Dhedo ayaa sheegay inay eedaynta loo jeediyaay Ganacsatada Puntland wax ka qabanayaan Qoraalana u gudbiyeen Hay’addaha Maraykanka ee soo edeyaay Ganacsatada Reer Puntland ee tageeradda dhaqaale u mujiyaay Kooxda Daacish.

Qof kasta oo Muwaadin Puntland ah oo lagu ogaado tageero Ururka Daacish ah ayuu sheegay inay Sharciga horgeyndonaan,balse wuxu sheegay inay difaaci donaan qofki an dambi lahayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com