Wasiirka Amniga Puntland oo Ka Hadlay Weraarkii lagu qaaday Kantaroolka Boosaaso & Khasaaraha kadhashay (dhegayso)

Wasiirka Amniga Puntland oo Ka Hadlay Weraarkii lagu qaaday Kantaroolka Boosaaso & Khasaaraha kadhashay (dhegayso)

Wasiirka amniga Puntland Axmed Cabdilaahi yuusuf Dowlad oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay inay wadaan baaritaano kusaabsan weerarkii habeen hore kadhacay kantoroolka Bosaso oo ay sheegteen ururka Al-shabaab, wasiirka ayaa sheegay ciidamada amaanka inay feejiganyihiin had iyo jeer islamar ahaantaana ay dowladda ay difaacayso shacabkeeda.

Wariyeyaasha Daljir Maxamud Cabdi Ibrahim iyo Xasan Heykal ayaa xafiiskiisa ku waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com